BOGGA HORE | FAALLOOYINKA | WAREYSIYADA | WARARKII HORE| SUUGAAN | DIINTA | CONTACT US
Radio GEDO u doono warar tayo leh iyo wareysiyo qiime gal ah
Day Date Listen
Sat 20-5-06 Play
Sun 21-5-06 Play
Mon 22-5-06 Play
Tue 23-5-06 Play
Wed 24-5-06 Play
Thr 25-5-06 Play
Fri 26-5-06 Play

RADIO LINKS

Shabelle Radio
Radio Banadir

LINKS

Balanballe
Luuq Online
Abudwaq
AA Arts
Alldalka
Ayaamaha
Al-tawxiid
Allwadani
Aftahan
Allgedo
Allpuntland
AllWaamo
Baardheere Cafe
Baargaal
Beerlula Online
Baidoa
Biyo Kulule
bbcafSomali
Buurhabakaba
Cadaado.net
Ceelbuurnet
Dalmar
Dr.Osman
Dayniile
Dhabadonline
Gabayadii Doollo
Dangedo
Gedonet
Gedoweb
Goldogob
Goobjoog
Halgan Net
Halgan News
Hayaan.net
Himilo
Hirda
Hiiraan Online
Hobyonet
Horseednet
IRIN NEWS
Jowhar Online
Jubbaland
MarkaCadeey
Midnimo
Mudulood
Muqdishocity
Onkod
Puntlandpost
Qaranimo
Qurbaha
Ruunkinet
SAEMP
SaafiStudio
SBC Online
SaafiPhone
Shaballe
Somali Education
SomaliToday
Somali Watch
Somali Weyn
Somali Education
Somalitalk
Somtv.net
Srasd
somalitech
Xararyaale
Xuriyo
Wadanka
Waagacusub
Wayaha
WardheerNews
Widhwidh

 

Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo la kulmay Ra'isul wasaare Melles

Addis-Ababa 21 June 06 (Radio Gedo) Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo shalay ka ambabaxay magaalada Baydhabo oo gaaray magaalada Addis Ababa ayaa waxa uu halkaas kula kulmay ra'isul wasaaraha Itoobiya Melles Zenawi oo uu uga war bixiyay xaaladda Soomaaliya.

Cabdullaahi Yuusuf ayaa ku celiyay dalabkiisii ahaa in ciidamo ka socda adduunka ay soo galaan Soomaaliya si looga gacan siiyo dowladda federaalka hanashada dalka.

Kulankii uu la yeeshay Melles Zenawi ka dib ayaa waxa uu Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf sheegay in aanay ciidammada Itoobiya soo gelin gudaha waddanka Soomaaliya, arrintaasna ay midowga maxaakiimtu buunbuuninayaan si ay dunida isagaga jeediyaan ayuu yiri madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf.

Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf ayaa wada xaajood uu la galo midowga maxaakiimta islaamiga ah waxa uu ku xiray shruurdo ay ka mid ahaayeen in ay hubka dhigaan, in ay dowladda aqoonsadaan iyo inay muujiyaan dimuqraadiyadda adduunka uu ku dhaqmo.

Sidoo kale waxa uu madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf la kulmay ku xigeenka guddoomiyaha midowga Afrika Mr. Patrick Mazimhaka oo uu kala hadlay sida loogu baahan yahay ciidammo maadaama baarlamaanka Soomaaliya uu ansixiyay.

Waxana uu Madaxweyne Yusuf ku dhaliilay kooxaha midowga maxaakiimta Islaamiga ah in ay dhul ballaarsi wadaan iyaga oo kaashanaya dad ka socda dunida qaybo ka mid ah waa sida uu hadalka u dhigaye.

RadioGedo

 
Wareysi Tuulada Dhamase
Shir Jaraaid

Barnaamijkii Daltabyo Riix Halkaan

 

 

 

 

 

 

         
 

Wareysiyadii Hore

 

Wararkii Hore

 

Copyright Radiogedo.com All Rights Reserved,2004
Radio Gedo