BOGGA HORE | FAALLOOYINKA | WAREYSIYADA | WARARKII HORE| SUUGAAN | DIINTA | CONTACT US
Radio GEDO u doono warar tayo leh iyo wareysiyo qiime gal ah
Day Date Listen
Sat 20-5-06 Play
Sun 21-5-06 Play
Mon 22-5-06 Play
Tue 23-5-06 Play
Wed 24-5-06 Play
Thr 25-5-06 Play
Fri 26-5-06 Play

RADIO LINKS

Shabelle Radio
Radio Banadir

LINKS

Balanballe
Luuq Online
Abudwaq
AA Arts
Alldalka
Ayaamaha
Al-tawxiid
Allwadani
Aftahan
Allgedo
Allpuntland
AllWaamo
Baardheere Cafe
Baargaal
Beerlula Online
Baidoa
Biyo Kulule
bbcafSomali
Buurhabakaba
Cadaado.net
Ceelbuurnet
Dalmar
Dr.Osman
Dayniile
Dhabadonline
Gabayadii Doollo
Dangedo
Gedonet
Gedoweb
Goldogob
Goobjoog
Halgan Net
Halgan News
Hayaan.net
Himilo
Hirda
Hiiraan Online
Hobyonet
Horseednet
IRIN NEWS
Jowhar Online
Jubbaland
MarkaCadeey
Midnimo
Mudulood
Muqdishocity
Onkod
Puntlandpost
Qaranimo
Qurbaha
Ruunkinet
SAEMP
SaafiStudio
SBC Online
SaafiPhone
Shaballe
Somali Education
SomaliToday
Somali Watch
Somali Weyn
Somali Education
Somalitalk
Somtv.net
Srasd
somalitech
Xararyaale
Xuriyo
Wadanka
Waagacusub
Wayaha
WardheerNews
Widhwidh

 

Webiga Jubba oo ku fatahay tuulooyin ka tirsan gobolka Jubbada Hoose

Kismaayo 23 Agoosto 06 (Radiogedo.com) Fatahaadaha webiga Jubba oo galay maalintoodii saddexaad ayaa maraya meelihii ugu darnaa, tuulooyinka Maleendo, Mugaambo iyo Sanguunni ayaa waxa ay dadku isku dayayaan si ay uga barakacaan dhulkoodii si aanay u saameynin fatahaadda sida ay sheegeen dadka tuulooyinkaasi.

Dhul beereed aad u badan ayaa biyuhu galeen isla markaasna dalaggii ku beernaa ay biyuhu qariyeen, iyada oo dadkiina ay ka qaxeen duleedka tuulada Sanguuni oo dadku iminka tuulada ka sii qaxayaan.

Tuulooyinka Mugambo iyo Maleendo ayaa iyaguna biyuhu soo gaareen gudaha tuulooyinkooda iyada oo ay sooba dhaafeen beerihii ay dadkaasi tabcan jireen, waxana dadku ay uga qaxeen meelo ku dhowdhow oo ay naftooda ku badbaadsadaan.

Fatahaadda webiga Jubba ayaanan xilligaan la fileynin, iyada oo xilligaan sida caadiga ah uu hoos u dhac ku imaan jiray biyaha webiga Jubba, balse cimilada waddanka Itoobiya oo is beddeshay ayaa sababtay in biyaha webiga oo ka yimaado buuraleyda Itoobiya in uu xilligaan fataho.

Sanadkii tegay ayaa waxaa ku baaba'ay fatahaaddii webiga jubba dhul beereed ballaaran, iyada oo dadkii ka soo qaxayna ay iminka ku jiraan xeryaha qaxootiga ee magaalada Kismaayo, iminkana ma jiraan cid isku xil qaameysa oo ka hor tegaysa fatahaaddan amaba dadka wax u qabanaysa.

Radio Gedo

 
Wareysi Tuulada Dhamase
Shir Jaraaid

Barnaamijkii Daltabyo Riix Halkaan

 

 

 

 

 

 

         
 

Wareysiyadii Hore

 

Wararkii Hore

 

Copyright Radiogedo.com All Rights Reserved,2004
Radio Gedo