BOGGA HORE | FAALLOOYINKA | WAREYSIYADA | WARARKII HORE| SUUGAAN | DIINTA | CONTACT US
Radio GEDO u doono warar tayo leh iyo wareysiyo qiime gal ah
Day Date Listen
Sat 20-5-06 Play
Sun 21-5-06 Play
Mon 22-5-06 Play
Tue 23-5-06 Play
Wed 24-5-06 Play
Thr 25-5-06 Play
Fri 26-5-06 Play

RADIO LINKS

Shabelle Radio
Radio Banadir

LINKS

Balanballe
Luuq Online
Abudwaq
AA Arts
Alldalka
Ayaamaha
Al-tawxiid
Allwadani
Aftahan
Allgedo
Allpuntland
AllWaamo
Baardheere Cafe
Baargaal
Beerlula Online
Baidoa
Biyo Kulule
bbcafSomali
Buurhabakaba
Cadaado.net
Ceelbuurnet
Dalmar
Dr.Osman
Dayniile
Dhabadonline
Gabayadii Doollo
Dangedo
Gedonet
Gedoweb
Goldogob
Goobjoog
Halgan Net
Halgan News
Hayaan.net
Himilo
Hirda
Hiiraan Online
Hobyonet
Horseednet
IRIN NEWS
Jowhar Online
Jubbaland
MarkaCadeey
Midnimo
Mudulood
Muqdishocity
Onkod
Puntlandpost
Qaranimo
Qurbaha
Ruunkinet
SAEMP
SaafiStudio
SBC Online
SaafiPhone
Shaballe
Somali Education
SomaliToday
Somali Watch
Somali Weyn
Somali Education
Somalitalk
Somtv.net
Srasd
somalitech
Xararyaale
Xuriyo
Wadanka
Waagacusub
Wayaha
WardheerNews
Widhwidh

 

Golaha Maxaakiimta Islaamiga oo Muqdisho looga dhawaaqay

Muqdisho 24 June 06 (RadioGedo) Gole cusub oo maamul ayaa waxaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho, waxana golahani uu ka koobnaa 88 xubnood oo laba gole u sii kala baxa oo ay kala hoggaamin doonaan Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Sheekh Shariif

Golahaas lagu dhawaaqay oo loo bixiyay Golaha Maxaakiimta Islaamiga ah ayaa maanta looga dhawaaqay kulan ay madaxda midowga maxaakiimtu ku lahaayeen Hotel Ramadaan ee magaalada Muqdisho, waxana golahan cusub lagu beddeli doonaa sida ay sheegeen guddigii qabanqaabadu midowgii maxkamadaha islaamiga ah.

Waxaa golahan cusub guddoomiye looga dhigay Sheekh xasan daahir Aweys oo isagu xilligaan ku sugan degmada Guriceel ee gobolka Galguduud.

Gudoomiyaha golaha maxaakiimta islaamiga Soomaaliyeed ayaa waxaa laga dhigay Sheekh Xasan Daahir aweys halka Ku xigeenka 1aad laga dhigay Sheekh Cumar Iimaam Abubakar, Gudoomiye Ku xigeenka 2aad Sheekh C/laahi Afrax Aasbaro, iyo xoghayaha golaha shuurada ee maxaakiimta islaamiga Soomaaliyeed looga dhigay Sheekh Max'uud Sheekh Ibraahim Suuleey.

Golaha fulinta ee maxaakiimta islaamiga Soomaaliyeed ayaa waxaa Gudoomiye looga dhigay Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Gudoomiye ku xigeen 1aad Sheekh Yuusuf Max'ed Siyaad Indho cadde, Gudoomiye Ku xigeenka 2aad Sheekh C/qaadir Cali Cumar.

Midowgii maxaakiimta Islaamiga ah ayaa waxa uu ka baxayaa meesha iyada oo golahanna uu si toos ah u beddeli doono wixii maanta ka dambeeya sida ay sheegeen guddiga qabanqaabada ee golayaasha oo maanta saacadihii dambe kaga war bixiyay arrintaas Hotel Ramadan ee magaalada Muqdisho

Sidoo kale waxa ay guddigaasi sheegeen in goleyaashani aanay ka koobnayn oo keliya midowgii maxaakiimta Islaamiga ah balse ay ku jiraan aqoonyahanno iyo wax garad aan looga maarmaynin maamulka sida ay sheegeen

Arintaan ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa xilii Khamiistii aynu soo dhaafnay ay midowga maxaakiimta iyo dowladda federaalka ku meel gaarka ahi heshiis hor dhac ah ku kala sixiixdeen magaalada Khortoum ee wadanka Sudan, sidoo kalena ay u ballan san yihiin heshiis midkaas ka qoto dheer oo 15ka July ka dhaca isla madashaas.

www.radiogedo.com

 
Wareysi Tuulada Dhamase
Shir Jaraaid

Barnaamijkii Daltabyo Riix Halkaan

 

 

 

 

 

 

         
 

Wareysiyadii Hore

 

Wararkii Hore

 

Copyright Radiogedo.com All Rights Reserved,2004
Radio Gedo