BOGGA HORE | FAALLOOYINKA | WAREYSIYADA | WARARKII HORE| SUUGAAN | DIINTA | CONTACT US
Radio GEDO u doono warar tayo leh iyo wareysiyo qiime gal ah
Day Date Listen
Sat 20-5-06 Play
Sun 21-5-06 Play
Mon 22-5-06 Play
Tue 23-5-06 Play
Wed 24-5-06 Play
Thr 25-5-06 Play
Fri 26-5-06 Play

RADIO LINKS

Shabelle Radio
Radio Banadir

LINKS

Balanballe
Luuq Online
Abudwaq
AA Arts
Alldalka
Ayaamaha
Al-tawxiid
Allwadani
Aftahan
Allgedo
Allpuntland
AllWaamo
Baardheere Cafe
Baargaal
Beerlula Online
Baidoa
Biyo Kulule
bbcafSomali
Buurhabakaba
Cadaado.net
Ceelbuurnet
Dalmar
Dr.Osman
Dayniile
Dhabadonline
Gabayadii Doollo
Dangedo
Gedonet
Gedoweb
Goldogob
Goobjoog
Halgan Net
Halgan News
Hayaan.net
Himilo
Hirda
Hiiraan Online
Hobyonet
Horseednet
IRIN NEWS
Jowhar Online
Jubbaland
MarkaCadeey
Midnimo
Mudulood
Muqdishocity
Onkod
Puntlandpost
Qaranimo
Qurbaha
Ruunkinet
SAEMP
SaafiStudio
SBC Online
SaafiPhone
Shaballe
Somali Education
SomaliToday
Somali Watch
Somali Weyn
Somali Education
Somalitalk
Somtv.net
Srasd
somalitech
Xararyaale
Xuriyo
Wadanka
Waagacusub
Wayaha
WardheerNews
Widhwidh

 

Ciidammo Itoobiyaan ah oo xalay ka soo gudbay xudduudda Dolow ee gobolka Gedo

Dolow 23 Agoosto 06 (Radiogedo.com) Ciidammo lixaad leh oo Itoobiyaan ah ayaa xalay ka soo gudbay xudduudda degmada Dolow ee gobolka Gedo, ciidammadaas oo wata gawaarida dagaalka isla markaasna aad u tiro badan ayaa waxaa sida la sheegayo ay ku sii jeedaan degmada Baydhabo ee gobolka Bay, halkaas oo xarun ku meel gaar ah u ah dowladda federaalka Somaliya.

In kasta oo aan tiradooda rasmiga ah la ogayn ciidammadaan ayaa haddana waxaa dad goobjoogayaal ahi ay radiogedo u xaqiijiyeen in ciidammadaasi ay xilli saq dhexe ah ay ka soo gudbeen buundada magaalada Dolow.

Ciidammadaas Itoobiyaanka ah ee ku sii jeeda magaalada Baydhabo ayaa xoojinaya ciidammo aad u tiro yar oo ku sugan magaalada Baydhabo, kuwaasoo soo gaaray sabtidii la soo dhaafay halkaas.

Waa markii labaad ee ay xaddi aad u badan ku tagaan magaalada Baydhabo ciidammadana Itoobiyaanka ah, arrintanina waxay ku soo beegmaysaa xilli ciidamo tiro badan ay meelo kala duwan oo Soomaaliya ah ku jiraan sida magaalooyinka Balanballe, Dhabbad, Caabudwaaq, Baydhabo, Gaalkacyo iyo Bandiiradleey.

Sidoo kalena waxay ku soo beegmaysaa xilli la gaaray waqtigii ay IGAD ku ballameen inay ciidammo shisheeye soo geliyaan gudaha dalka Soomaaliya.

Si kastaba ha ahaatee dawladda federaalka Soomaaliya ayaan iyadu marna ka hadlin ciidammada Itoobiyaanka ah ee soo galaya Soomaaliya, taas oo sida la filayana ay isku aragti ka yihiin soo gelitaanka Soomaaliya oo xabashidu ay ka geysteen falal dil iyo dhacba ah.

Radiogedo

 
Wareysi Tuulada Dhamase
Shir Jaraaid

Barnaamijkii Daltabyo Riix Halkaan

 

 

 

 

 

 

         
 

Wareysiyadii Hore

 

Wararkii Hore

 

Copyright Radiogedo.com All Rights Reserved,2004
Radio Gedo